Dagaalkii Leego (2015)

Khariirada Soomaaliya, Maamullada, Gobollada iyo Degmooyinka

Ururka Al-Shabaab ayaa weeraray xarunta Ciidanka Midow Afrika (Amisom) ee Leego oo ah degmo ka tirsan Gobolka Baay, waxayna ku dileen wax ka badan 70 askari oo ka tirsan ciidankaas, waxayna la wareegeen gabi ahaan saldhigii ciidanka Amisom 26 juun 2015.[1][2][3]

Qaybta hore ee xerada Ciidanka Amison oo ay joogeen ku dhawaad 100 askari oo Burundees ah ayaa lagu weeraray baabuur miinaysan, iyo gantaalada garabka laga rido ee sabanka (RPG) iyo hubka darandooriga u dhaca.

Ciidamada dowlada soomaaliya ayaa dib ugala wareegay Al-shabaab  28kii juun markii  ay isaga bexeen iyagoo muujin wax iska caabin ah. ka dib markii ay qoorta ka gooyeen gudoomiye ku xigeenkii degaanka maxaabiisna ay hore u sii kexeysteen.[4]

  1. "Al-Shabab Attack Kills Scores of AU Troops".
  2. "Al-Shabaab kills dozens of African Union troops at base in Somalia". the Guardian. 
  3. "UPDATE: Al-Shabaab claim killing 30 as they 'overrun' AU Somalia base manned by Burundi troops".
  4. [1]

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne